Somaliland oo lagu Eedeeyay in ay afduubteen dad Shacab ah qaarkoodna dileen

Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa ku eedeeyay ciidamada maamulka Somaliland in ay afduubteen dad shacab ah oon wax lug ah ku laheyn dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxa uu sheegay duqa Laascaanood in ciidamada Somaliland duleedka magaalada  ka afduubteen dad shacab ah oo u badnaa xoogsato iyo dad barakac … Continue reading Somaliland oo lagu Eedeeyay in ay afduubteen dad Shacab ah qaarkoodna dileen